Search the Web
Bogga Hore

Warbaahinta Islaamka Mujaahidiinta Soomaaliyeed شبكة الاسلا م جند الله لاتحزن ان الله معنا

Waxaa Xalay La Khaarjiyay Ibrahim Goonle Ee Tigreega U Magacwanaa Gudoomiyaha Maxkamada Baledweyne

February 6, 2008

 

Allahu Akbar Waxaa Waayadaanba Is Daba Socda Dagaalka Jihaadka ah Iyo Cirib Tirka Dabadhilifyada Tigreega Saraakiishooda Waa Weyn Iyo Kuwa Magac Beenaadka Huwan Maslaxadooda Ku Fiirasa aan Wax Dan ah Ugu Jirin Shacabka Soomaaliyeed Xasuuq Iyo Barakicin Mooyaan.

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baledweyne ayaa Sheegaya In Xalay Lagu Toogtay Ibraahim Goonle Oo Tigreega Ugu Magacawnaa Gudoomiyaha Maxkamada Dagmada Beledweyne Maxkamadaas Oo Ku aan Dhisnayn Cadaalad Iyo Dastuurka Allaah.

Ibraahim ayaa Lagu Dilay Xaafada Holwadaag Ee Magaalada Beledweyne Iyadoo Mujaahidiintii Dilka Geestay La Xaqiijiyey In ay Si Nabad Howshoodii U Dhamaysteen.

Goobta Uu Dilka Ka Dhacay ayaa Waxay ahayd Meel Uu Dadku Ku Bedenyahay, Iyadoo Ibraahim Goonle Uu Xiligaasi Ku Sii Jeeday Gurigiisa Uuna Lugeenayey,Isla Markaana Dhaawac La Gaarsiiye Mid Ka Mida Ilaalladiisa Oo Uu Dhaawac Soo Gaaray Loola Cararay Isbitaalka.Magaalada Beledweyne.

Halka Uu Falkaasi Ka Dhacay ayaa Waxaa Gaaray Mooryanta Dabageed Mana Jiraan Dad Loo Qab Qabtay Falkasi Lagu Dilay Ibrahim Goonle Ee Tigreega Ugu Magacwnaa Gudoomiyihii Maxkamada Beledweyne.

Labo Todobaad Oo Is Xiga ayaa Dagmada Beledweyne Lagu Khaarjiyay Taliyhii Jawaasiista Balse ay Ku Sheegeen Nabadsugida G/hiiraan Iyo Kii Degmada Beledweyne Iyadoo ay Jireen Shaqaaqooyin Kale Oo Ka Dhacay Magaalada Beledweyne Ee Xarunta G/Hiiraan.

Si Kastba Ha Ahaatee Waxaa Isa Soo Taraaya Weerarada Lagu Qaado Kufaarta Itoobiya Iyo Kuwa Dabadhilifka U ah Iyo Dilalka Qorshaysan Ee Lagu Haayo Calooshood U Shaqaysta Yaasha Damiir Iyo Dadnimo La,aanta Haysta Waxaana Ku Sii Kordhaaya Cabsi Iyo Argagagx Kuwa Xill Beenaadka ah Haaya.


Add Comment

Add Comment

Your Name: (Required)
Comment:

Please enter the 4 to 6 character security code:

(This is to prevent automated comments.)