Search the Web
Bogga Hore

Warbaahinta Islaamka Mujaahidiinta Soomaaliyeed شبكة الاسلا م جند الله لاتحزن ان الله معنا

Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega ayaa Madaafiic Ku Garaacay Suuqa Bakaaraha Xilli Garab Raratada ay Hooyad Ku Jireen

February 10, 2008

Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Madaafiic Ku Garaacay Galabnimadii Maanta Xilliga Muqdisho ayaa Waxaa Mar Qura Agagaarka Isgoyska Howlwadaag Ka Bilawday Rasaas aad U Xoogan Oo Ka Dhacaysa Hubka Culculus Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Hubka Darandooriga U Dhaca Waxaana Suuqa Bakaaraha Gilgilay Daryanka Hubkaas Sida Weyn Dhacayay.

Qaarka Mid ah Madaafiicda ayaa Waxay Ku Dhaceen Goobo Ku Yaala Suuqa Gudihiisa Waxaana Jira Madfac Ku Habsaday Gaari BL ah Oo Taagnaa Agagaarka Shirkadda Tecom Somalia Oo Meeshaas Ka Raranayay Lamana Oga In ay Dad Rayid ah Wax Ku Noqdeen.

Hubkaan Oo Lala Soo Bartilmaameed Sanayay Dhinaca Suuqa Bakaaraha ayaa Waxaa Soo Ridayay Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Itoobiya Oo Ayaamahan Uu U Xirnaa Isgoyska Hawlwadaag Ka Dhashay Weerarkaan.

Dadkii Ku Sugnaa Suuqa Bakaaraha Oo Damacsanaa In ay Guryahooda U Dheelmadaan ayaa Waxaa La Arkayay ayaga Oo Jahwareersan Isla Markaana Garan Waaye Meel ay Ka Baxaan Waxaana Istaagay Dhaqdhaqaaqii Gaadiidka Oo Markii Hore Adeegsan Jiray Luuqyada Ka Agdhaw Isgoyska Oo Muddo Todobaad ah U Xayiran Mooryaanta Anshaxa Daran Sababta ay U Xirteen.

Waxaan Ilaa Iyo Hadda La Sheegi Karin Khasaaraha Ka Dhashay Dhacdadan Oo ahayd Mid Argagax Galisay Dadka Rayidka ah Oo Ku Sugnaa Suuqa Bakaaraha Iyo Nawaaxigiisa Waxaana La Filayaa In ay Jirto Kahasaaro Soo Gaaray Dadka Rayidka ah Oo Xilligaas aad U Dhoobnaa Bartamaha Laamiga 1aad Ee Suuqa Bakaaraha Kuwas Oo Ku Sugayay Gaadiidka Dadweynaha Oo Boosteejo Ka Dhigtay Agagaarka Shirkadda Telcom Somalia.

 

 

 

 

الله أكبر
الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

اللهم أنصر الإسلام والمسلمين
اللهم أعز الإسلام والمسلمين
اللهم أنصر من نصر الاسلام
اللهم أنصر المجاهدين في سبيلك ضد أعدائك أعداء الدين
اللهم ثبت أقدام المجاهدين في سبيلك ضد أعدائك أعداء الدين
اللهم سدد رمية المجاهدين في سبيلك ضد أعدائك أعداء الدين
آمين آمين آمين
يا رب العالمين

الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر الله أكبر
الله أكبر الله أكبر
الله أكبر

 

 


Add Comment

Add Comment

Your Name: (Required)
Comment:

Please enter the 4 to 6 character security code:

(This is to prevent automated comments.)