Mujaahidiinta Soomaaliyeed Oo Dagaal Culus Ku Qaaday Deegaanka Degmada Raaga Ceel Ee Gobolka Shabeelada Dhexe Isla Markaana La Wareegay Deegaankaas, Shacabka Ku Dhaqan Degmada Raaga Ceel ayaa Ku Farxay Qabsashada Mujaahidiinta Ayagoo aadna U Soo Dhaweeye.
Mujaahidiinta ayaa Sidoo Kale Gacanta Ku Dhigay Mooryaan Katirsan Dabadhilifyada Tigreega ah Oo Iyagu Degmadaasi Boob Iyo Dhac Ku Haaye Halka Qaar Kale ay Cagahooda Wax Ka Dayeen.
Waxay Sidoo Kale Mujaahidiinta ay Qabsadeen Laba Gawaari Tikniko ah Oo Uu Lahaa Murtad Kuxigeenka Degmada Raaga Ceel Xuseen Xasan Maxamuud “Xuseen dheere”
Mujaahidiinta Soomaaliyeed ayaa Wali Ku Sugan Wixii War Ee Ku Soo Kordha Dib Ayaan Idinkaga Soo Shegaynaa Insha'Allaah.
Add Comment