Search the Web
Bogga Hore

Warbaahinta Islaamka Mujaahidiinta Soomaaliyeed شبكة الاسلا م جند الله لاتحزن ان الله معنا

War Deg Deg ah: Mujaahidiinta Soomaaliyeed Oo Caawa La Wareegay Degmada Raaga Ceel

February 17, 2008

Mujaahidiinta Soomaaliyeed Oo Dagaal Culus Ku Qaaday Deegaanka Degmada Raaga Ceel Ee Gobolka Shabeelada Dhexe Isla Markaana La Wareegay Deegaankaas, Shacabka Ku Dhaqan Degmada Raaga Ceel ayaa Ku Farxay Qabsashada Mujaahidiinta Ayagoo aadna U Soo Dhaweeye.

Mujaahidiinta ayaa Sidoo Kale Gacanta Ku Dhigay Mooryaan Katirsan...

[More]
1 Comment | Add Comment

Mujrim C/llahi Yusuf Oo Dhuumaalaysi Ku Yimid Magaalada Muqdisho Saaka Isla Markaana Hoobiyayaal Lagu Soo Dhaweeye

February 16, 2008

Mujrim C/laahi Yuusuf ayaa Saaka Aroortii Dhuumaalaysi Ku Yimid Magaalada Muqdisho Ee Uu Xasuuqa Ka Gayste Sheegtana Inuu Umad Dhan Madaxweyne U Yahay Iyadoona aan Horey Loo Sii Shaacin ayaa Saaka Aroortii Hore Ka Soo Dagay Garoonka Caalamiga ah Ee magaalada Muqdisho,Iyada Oo Jidad Fara...

[More]
0 Comments | Add Comment

Qasaarihii Xalay iyo Shalay Galab Tigreega ka soo gaaray Dagaalladii ay Mujaahiddiintu kula galeen Suuqa Xoolaha iyo Xeradii Maslax

February 15, 2008

Xeradii Maslax ayaa Madaafiic Xooggan Ee Hoobiyaha Loo Yaqaan Lagu Garaacay Xalay Iyadoo Gudaha Xeradaasi ay Ku Dheceen 12 Madfac, Kuwaasoo Qasaarooyinkii ay Tigreega U Geysteen Saakay Laga Warhelay,Kadib Markii Dadka Degaanku ay Inoo Xaqiijiyeen In Bakhtiga Tigree aad U Fara Badnaa Laga Daadgureynayey Xeradaas....

[More]
1 Comment | Add Comment

Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega ayaa Madaafiic Ku Garaacay Suuqa Bakaaraha Xilli Garab Raratada ay Hooyad Ku Jireen

February 10, 2008

Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Madaafiic Ku Garaacay Galabnimadii Maanta Xilliga Muqdisho ayaa Waxaa Mar Qura Agagaarka Isgoyska Howlwadaag Ka Bilawday Rasaas aad U Xoogan Oo Ka Dhacaysa Hubka Culculus Noocyadiisa Kala Duwan Iyo Hubka Darandooriga U Dhaca Waxaana Suuqa Bakaaraha Gilgilay Daryanka Hubkaas Sida Weyn Dhacayay....

[More]
0 Comments | Add Comment

Murtadkii U Qabilsanaa Maamulka Ridada Ee Degmada Waabari 21 June Oo Xalay Seeftii Mujaahidiinta Qoorta Looga Jaray

February 9, 2008

Dabadhilif Ka Mid ah Dabadhilifyada Tigreega ayaa Toogasho Lagu Dilay Xalay Fiidkii Wuxuuna U Qaabilsanaa Gudoomiyaha Laanta 26 June Ee Hanti Wadaag Ee Degmada Waabari Oo Lagu Magacaabo Cabdi Fiidoow Caddaan Xili Uu Ku Sugnaa Guri La Daris ah Gurigiisa Sida Uu Xaqiijiyay Murtadka Degmada...

[More]
0 Comments | Add Comment

Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Oo Maalintii 5aad U Xiran Wadad Howlwadaag

February 7, 2008

Wadada Howl-Wadaag Ee Sida Tooska ah U Soo Gasha Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Muhiimna U ah Shacabka Soomaaliyeed Ee Dan Yarta ayaa Maalintii 5aad ay U Xirantahay Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Itoobiya Isla Markaana Maalintii 2aad Baaritaan Barbar Socda Boob Ka Wada Xaafada Howlwadaag Ee Magaalada...

[More]
0 Comments | Add Comment

Mooryaanta Argagaxisada Kufaarta Itoobiya:Madaafiic ay Soo Rideen Oo 3 Caruur Isku Qoys ah Ku Habsaday Magaalada Muqdisho

February 7, 2008


Mooryaanta Argagaxisada Kufaarta Itoobiya ayaa Xalay Madaafiic aan Loo Meel Dayin Ku Garaaceen Xaafado Ka Mid ah Magaalada Muqdisho Xaafadahaas Oo ay Ka Mid Yihiin Raadaarka Ee Degmada Daynile Kuna Habsaday Qoys Degnaa Deegaankaas.

Madfacan ayaa Sababay Inay Ku Shahiidaan 3 Caruur Oo Isku Qoys...

[More]
0 Comments | Add Comment

War Deg Deg ah:Dagaal xoogan Oo Iminka Ka Socda Degmada Hodan Ee Magaalada Muqdisho

February 6, 2008

Dagaalkaan Oo ah Mid aad U Culus La Iskuna Adeegsanayo Hubka Noocyadiisa Kala Duwan Kaasoo U Dhaxeeya Mujaahidiinta Soomaaliyeed Iyo Mooryaanta Dabadhilifyada Tigreega Dagaalkaan ayaa Yimid Ka Dib Markii ay Weerar Ku Qaadeen Mujaahidiinta Soomaaliyeed Saldhiga Degmada Hodan Oo Shacab aan Waxba Galabsan ay Isaga...

[More]
0 Comments | Add Comment

Waxaa Xalay La Khaarjiyay Ibrahim Goonle Ee Tigreega U Magacwanaa Gudoomiyaha Maxkamada Baledweyne

February 6, 2008

 

Allahu Akbar Waxaa Waayadaanba Is Daba Socda Dagaalka Jihaadka ah Iyo Cirib Tirka Dabadhilifyada Tigreega Saraakiishooda Waa Weyn Iyo Kuwa Magac Beenaadka Huwan Maslaxadooda Ku Fiirasa aan Wax Dan ah Ugu Jirin Shacabka Soomaaliyeed Xasuuq Iyo Barakicin Mooyaan.

Wararka Naga Soo Gaaraya Magaalada Baledweyne...

[More]
0 Comments | Add Comment

Is dullaynta Soomaalida ma jaahilnimaa mise

February 6, 2008

Akhristaha sharafta leh waxaan wax yar kuu iftiimin siyaasada itobiya ay Soomaaliya ka fulisay iyo meesha hadeer la jooggo: Itobiya waxay dagaal milateri ku qaaday siyaasiyiinta Soomaalida ee ay u adeegsatay hogaamiya kooxeedyo is hor istaagay dadaalka siyaasiyiinta, sida dadaaladii dowladii carte iyo wixii ka...

[More]
0 Comments | Add Comment